Madaxweyne Farmaajo oo Guddi baaritaan u magacaabay dagaalkii lagu dilay Taliye Macaw

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay guddi baaris ku sameeya dagaal shalay ka dhacay deegaanka Kala beer ee kuyaala duleedka magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Dagaalka ka dhacay duleedka magaalada Baladweyne ayaa u dhaxeeyay ciidamo kawada tirsan dowlada federaalka Soomaaliya, kuwaa oo kala taabacsanaa Gudoomiyihii xilka laga qaaday ee Yuusuf Dabageed iyo Gudoomiyaha cusub … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo Guddi baaritaan u magacaabay dagaalkii lagu dilay Taliye Macaw